War Deg Deg Ah: Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan oo goordhaw shaaca ka qaaday in uu…

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo goordhaw Shaaca ka qaaday Asagoo ku Sudan Gudaha Madaxtooyada magaalada Baydhabo in uu ka tanaasulay in uu ka qeyb galo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale iska casilay xilka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo xil heynteeda maalmo uga harsaneyd, waxa uuna si KMG … Continue reading War Deg Deg Ah: Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan oo goordhaw shaaca ka qaaday in uu…